Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka mar kale labo nin ku fulisay xukun dil ah

Maxkamada Ciidamada qalabka sida gaar ahaan qeybta 60aad ayaa saaka mar kale magaalada Baydhabo ka fulisay xukun dil qisaas ah. Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo maxkamada horey dil ugu xukuntey ayaa saaka lagu toogtay Cara tuurka Baydhabo Raggan ayaa horey u geystay dilal kala duwan, waxaana fagaaraha lagu toogtay soo buuxiyey … Continue reading Maxkamada ciidamada qalabka sida oo saaka mar kale labo nin ku fulisay xukun dil ah